Qeexid

"Astaan dhibic ah oo hadal dhan oo qoraal ah dhammaadkiisa lagu dhigo."

Qeexid Xigta

ld joogsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joogsi oo kali ah:
  • LIX SAACADOOD iyo lix kun oo kiloomitir ku dhowaad ayaa diyaaraddu hawada nagula soo jirtey aan hakad iyo joogsi toonna lahayn.
  • Dad badan oo kamid ah kuwa kunool Magaalada Muqdisho ayaa wel wel iyo Cabsho aad u balaaran ka muujiyay Dagaaladaan aan joogsigaleheyn ee kusoo noq noqday Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.