Qeexid

"ld joogsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joogsad oo kali ah:
  • Dagaalo salka ku haya shidaal ay Ethiopia ka baarayso Killilka 5-aad ayaa waxaa ku dhintay 74-qof oo intooda badan ay yihiin askarta Ethiopia, taasoo keentay inay joogsadaan baaritaanadii dhulkaas laga waday, balse dhawaan dib loo bilaabay.
  • Dadka mudaaharaaday waxa ay Masuuliinta Gujarat ku eedeenayaan in ay ku guuldareysteen in ay horjoogsadaan dhiiggaas qubtey.