Qeexid

"ld joogid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joogis oo kali ah:
  • UN-ka ayaa ka codsaday Midowga Afrika inay kordhiyaan tirada ciidamad ka jooga Somalia, iyadoo xili joogistooda lagu daray lix bilood oo cusub, maadama ay Ethiopia ka baxday Somalia.
  • Hay’adaha amniga ayaa wada baaritaan arrinkan la xiriirta si loo oggaado sababta keentay dilka ama sababta ninkan uusan u soo wargelinin hay’adaha amniga joogistiisa suuqa bakaaraha.