Qeexid

"joog ekeeye m.l (-yayaal, m.l/dh) Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joog oo kali ah:
  • Joobjoogayaal kusugan Degmada Balcad oo aan Khadka Telephonka kula xiriirnay ayaa sheegay in Ujeedada ugu weyn ee Dagaalkaasi u dhacay ay tahay mid ku saabsan Arimaha Maamulka iyo Gacan ku heynta Tuuladaasi.
  • Goobjoogayaal ayaa sheegay in hoobiyeyaal dhowr ah ay ku dhaceen gudaha degmadaas ayna dileen saddex qof oo shacab ah ayna dhaawacmeen tiro intaas ka badan, iyagoo sheegay in dadka badankiisay degmada ka carareen.