Qeexid

"(-faf, m.l) Timo adag oo taagtaagan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joof oo kali ah:
  • "Wariyeyaashu shalayba Al-Shabaab way la shaqeynayeen markii ay heysteen magaalada, marka in ay hada beegsadaan waa ayaan daro "ayuu sii raaciyay Maxamed Nuur Caga-joof Afhayeenka Maamulka gobolka hiiraan.
  • Sidoo kale, Caga-joof ayaa sheegay in ciidamadooda ay ku sugan yihiin goobihii lagu dagaalamay, kuwii soo weerarayna ay ku laabteen degmada Baladxweyne, isagoo xusay inay isku diyaarinayaan weerarro ay ku qaadaan xarunta gobolka Hiiraan.