Qeexid

ld jawharad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga johorad oo kali ah:
  • Jewiga iyo hawada sare markii miino lagu jeebay, jiheeyihii badduu kaga dhiciyo, johoradoodiiye.
  • Bide oo wax ka sheegay hab-dhaqankii iyo waayihii uu fanka la jaan-qaaday, ayaa ku sifeeyay Xaaji-gujis in uu ahaa Johoraddii fanka Soomaalida.