Qeexid
Barashada dariiqadaha fisikeed ee la xiriira dhismaha dhulka. Barashadaasi waa mid la xiriirta oogada dhulka, gibilka, iyo biyooleyda.

magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld fiisiko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qolka cunnada lagu kariyo.
Qeexid Xigta: Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.