Qeexid

ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay.

Qeexid Xigta

(-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective