Qeexid
Wadaan jiscin u yeelid.
[-meeyay, -meysay]
f.g2Wadaan jiscin u yeelid.
Fal / verb
f.g3
Labdhedig: -intay, -imatay
Qeexid: ld jicsimo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jiscin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Laba wax ama ka badan isla ekaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay.
Qeexid Xigta: (-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld jicsimasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax jiscin leh ahaansho (wadaan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jiscimaysan. ld jiscimaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld jiscimaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]