Qeexid
Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata.
Qeexid Xigta
Adkaysi la'aan uu jir u leeyahay difaaca cudurrada maqaarka.
Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata.
Adkaysi la'aan uu jir u leeyahay difaaca cudurrada maqaarka.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: U j.: Weji aan furfurnayn iyo caro cid u muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax camal xun ahaansho (qof).
Qeexid Kale: Wejitub iyo caro layska muujiyo, si cid lagu fogeeyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jirxumee. ld jirxu-mays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jirxumayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jirxun. ld jirxu maansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld jirme.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld jirxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Meel ku maqnaansho.
Qeexid Xigta: (f.g) Nafley iwm mudda noolaan.
Qeexid Kale: (f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee.... 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld farxumi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Oogada dadka.
Qeexid Xigta: Roob badan oo habeen da'a.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dabci aan wanaagsanayn oo qof leeyahay oo u diida in uu illaabo waxa loo geysto. ld uurxumi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley roob ka okorin.
Qeexid Xigta: Jeri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ilaah; Eebbe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax aan la jeclaysan ama aan wa naagsanayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]