Qeexid

"eeg jir 2 (6)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirtoo oo kali ah:
  • Iga walloy habar macaashsiine, Sidii maayar maalbadan dhacoo Marwo iyo islaan boqol jirtoo Nagaga rida maato naga yeelye.
  • Waxaan ahay islaan 100 jirtoo Sidaad tahay wasiir udub ahoo Inaadeer wax baan kula arkayaaye Diiday Inay Ciidamo U Dirto Dalka Ciraaq.