Qeexid

"Wax roob laga asheeriyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirsan oo kali ah:
  • Dhinaca Isimadana, Garaad Salebaan Garaad Maxamed oo ah Garaadka ugu xag-jirsan marka la soo qaado Somaliland, loona tiriyo inuu aad ugu xidhan Yahay Col.
  • Dhanxiir malaha waanu toban sano jirsan ee wuu ogaan lahaa warkan danbe ee aan u soo jeedinaayo.