Qeexid

"eeg jiri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirin oo kali ah:
  • "Ma ogolaan doono, qorshe walba oo aanay danta shacabka ku jirin, waxaana ka doonaynaa xukuumada inay hortimaado baarlamaanka si shirkadaha su'aalo looga weydiiyo" ayuu yiri Xil.
  • Xubnaha dhaq-dhaqaqyada ayaa u badan siyaasiyiin mucarad ku ah dowlada Cabdulahi Yusuf kuwaasoo horey xilal sare uga qabtey DF, mas'uliyiin xilal waqtigan haya iyo qaat ka tirsan mucaaradka kuwasoo aysan ku jirin Maxaakiimta.