Qeexid

"Nafley roob ka okorin."

Qeexid Xigta

Jeri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiri oo kali ah:
  • Hadalkaan kasoo yeeray wasiir ka tirsan Dowlada KMG ah ee Somalia, ayaa noqday kan ugu hadal heynta balaaran siyaasada Somalia maanta, iyadoo aysan jirin war kale oo ku aadan hadalka Buubaa oo Dowlada ka dhawaajisay ilaa xiligaan.
  • Gabi ahaan ma shaqeynayn systemkii korontada, Pannelka Furayaash, Fiilooyinka hoos mara Dhulka Hoose, Baalayaashii Nalalkana waxay noqdeen kuwa daxaleystay oo burburay waxaana la dhihi karay ma jirin koronto ay Dekeddi ku shaqeyn karto.