Qeexid

"(taar.) Xad ciqaab oo lagula dhaqmo koox, ama qof kale si xaq daro iyo xad gudub, sababo siyaasadeed ama mid diineed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirdil oo kali ah:
  • Samatar ayaa waxaa ka mid ah inuu gacan ka geystay dilalka dad badan oo la ururiyay intii ay socdeen dagaaladii Waqooyiga Soomaaliya iyo inuu bixiyay amar ah in la jirdilo dad badan oo kasoo horjeeday Xukuumaddii uu ka tirsnaa.
  • Darawalada gaadiidkaasi oo maanta qaarkood Saxaafada Muqdisho la hadleen ayaa sheegeen inay dhib weyn ku qabaan marista wadadaasi isla markaana mararka qaar jirdil iyo hadadaad ay u geysteen Maleeshiyaadka halkaasi isbaarada u taala.