Qeexid

ld jinac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jirac oo kali ah:
  • Dad ku nool tulada Jiracle ayaa xaqiijiyay in ay arkayayen gadiidka Ciidamada Ethiopia oo ay saarnayen askar ku dhimatay dagaalka iyo kuwo ku dhawacmay kuwasi oo aan la ogeyn tiro ahaan inta ay yihiin.
  • B/weyne: Ciidanka Itoobiya oo dhaqaaq wada Ciidamadii Ethiopianka ee maalin ka hor soo degay deegaanka Kala-Beyr ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay saakay fariisin kale ka sameysteen Buurta Jiracle ee deegaankaasi.