Qeexid

"Oogada dadka."

Qeexid Xigta

Roob badan oo habeen da'a.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jir oo kali ah:
  • Sida daraasad uu Bangiga Adduunku sameeyey ay sheegayso sannadihii 80-nadii Soomaaliya waxay ahayd dalka keliya ee cashuurahooda 95% kasoo xeroon jireen kastamada.
  • Waxaa isna jirey oo xiise gaar ah u lahaa dhallinyaradii dalkaa isugu tagtay qoraaga, gabyaaga weyn ee dalka JILI u dhashay ee adduunka aad looga yaqaan.