Qeexid

ld jaqal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiqil oo kali ah:
  • Cali Suudaani oo sii jiqilaysanaya fadhigiisii qayilaadeed ee maalintaas, ayaa yidhi; “Saaxiib, anigu qaadkaan daacad u ahay, markaa buuq iyo naagtoona diyaar uma ahi, ee soo fadhiiso haddaad qayilayso, Najiib.
  • Najiibna isaga oo jiqilaysan ayuu guux raacinayay heestan oo uu la qaadayay.