Qeexid
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan dhalasho qaran lahayn.
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan dhalasho qaran lahayn.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Dhalasho qaran ee cidi leedahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Asal nafley ka soo jeeddo.
Qeexid Xigta: Cayn; nooc; jaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) (nax.) Dabeecadaha kala duwan ee leh shakhsiyaad ama noolayaal isku dir ah (lab iyo dheddig).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-wayaal, m.l/dh) Qof aan fahamsanayn xaaladda lagu suganyahay; aan lahayn garaad fiican.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]