Qeexid

"(-do, m.l) Dhalasho qaran ee cidi leedahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jinsiyad oo kali ah:
  • Amsterdam waxay hoy u tahay dad kasoo kala jeeda aduunka dacaladeeda oo dhan waxaana ku nool in ka badan 170 jinsiyadood sidaa daraadeed waa magaalada aduunka ugu jinsiyadaha badan marka laga reebo New York.
  • . Qof kasta oo Soomaali u dhashay, waxaa uu ahaan doonaa Muwaadin 4. Soomaaliga Muwaadinka ahi, waxaa uu yeelan karaa ama uu qaadan karaa Jinsiyadda Soomaalida iyo mid kale.