Qeexid

Cayayaan yaryar oo jaadad badan u kala baxa oo magangooyaha ka yar quraanyadana ka weyn; jirac. ld jirac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jinac oo kali ah:
  • Cashuurtaas caynka hoosta laga geliyay, waxay saliid kaga keentay dhammaanba uur-kuusanayaasha shaari-shaarida, kuwaas oo la sheegay in ay tijaar badani cadho daraadeed sida jinac-duullaanka u ureen.