Qeexid

"Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin."

Qeexid Kale

J. ah: Qof dhib badan.

Qeexid Xigta

J. ah: wax isla eg.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jin oo kali ah:
  • Warar aan la xaqiijin oo soo baxaya ayaa sheegaya in Mas'uliyiintaasi ay aadeen dalka Eritrea halkaaso ay kasoo qaadan doonaan saanad Military si ay ula dagaalamaan Ciidamada Ethiopian ee difaacaya DF.
  • Tolow Jiniga ma yarad buu ka qaatay!