Qeexid
Tiro xisaabeed isku darid.
Qeexid Xigta
Badeeco jimlo u gadasho. ld jamlee, jumlee.
[-leeyay, -leysay]
f.g2Tiro xisaabeed isku darid.
Badeeco jimlo u gadasho. ld jamlee, jumlee.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg jimlee. ld jamleyn, jamleys, jimleys, jumleyn, jumleys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jimleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax si jumla ah u gadasho.
Qeexid Xigta: Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Laba wax ama ka badan isla ekaysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Badeeco isku nooc ah, badan oo laysku iibsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wadaan biyo ka buuxin.
Qeexid Xigta: Abaabulid (cayaar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (xis.) Tiro xisaabeed oo laysu geeyey wadarteeda. ld jamlo, jimlad, jumlad, jumlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jimleysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jimlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jimlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld jimlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jimleyso. ld jamleysad, jamleysasho, jamleysi, jim-leysad, jimle jimleysi m.l ld jimleysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Dhul dhowr jibaal u qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Jiririq samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix.
Qeexid Xigta: Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -heeyay, -heysay
Qeexid: ld jahee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Wax sharci ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: ld jufee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jamce.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si naxariis iyo turaal leh qof jirka ugu duugduugid.
Qeexid Xigta: Harag jilcin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]