Qeexid

"Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix."

Qeexid Xigta

Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jimic oo kali ah:
  • Jimicsiga oo la ogaadey inuu door ku yeelan karo waxbarashada iyo korriinka maskaxda La yaab ma leh in jimicsiga loo sameeyo qaab jirdhis ahaan uu sababi karo in xubnaha jirku ay qabatiimaan ama bartaan shaqada jimicsiga haddii loo sameeyo si joogto ah.
  • Laakiin cilmi baris ay dhowaan sameeyeen koox dhaqaatiir ah oo si gaar ah ugu takhasustey maskaxda ayaa waxay rumeysan yihiin in jimicsiga uu qofku sameeyo ay xoog iyo nashaad dheeri ah gelin karto xubnaha sida lafaha, murqaha, wadnaha iyo sambabada.