Qeexid

"Si naxariis iyo turaal leh qof jirka ugu duugduugid."

Qeexid Xigta

Harag jilcin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jimci oo kali ah:
  • Dumarka Sacuudiga oo Markii Ugu Horreeyay Daawaday Ciyaar Kubadda Cagta ah Haweenka dalka Sacuudiga ayaa marki ugu horreysay Jimcihii shalay loo ogolaaday in ay si toos ah garoomada uga daawadaan ciyaaraha kubadda cakta.
  • Wararka) – Dawladda Ciraaq ayaa Maraykanka dusha ka saartay mas’uuliyadda burburka wadahadalladii dhex-maray iyaga iyo Qaramada Midoobay, oo maalintii Jimcihii ka dhacay magaalada Viena.