Qeexid

"ld jamce."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jimce oo kali ah:
  • Haddaba maanta dhammanteen waa ianaynu u ducaynaa salaadda Jimce qof kasta oo ku dhintay, qof kasta oo ku dhaawacmay iyo qof kasta oo aan raq iyo ruux la hayn.
  • Xukuumada Puntland ayaa kulankaan aan caadiga aheyn fadhidey shaley iyo maanta oo Jimce ah 15 July,2010.