Qeexid
Ilmaha sagaarada (lab dheddigba); jiis.
Ilmaha sagaarada (lab dheddigba); jiis.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Nooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo keeda lab geeso leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-iyaal, m.l/dh) Nooc sagaarada ka mid ah kana yara waaweyn oo leh midab ciiromadow xigeen ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Mayraxda adag ee u dhexeysa qolofta iyo mullaaxda geedka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (bot.) Geed nagaarka ka mid ah oo aan qodax lahayn oo geelu daaqo, weelasha caanahana lagu deebiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld jelled.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hab loo ugaarsado kalluun-ka.
Qeexid Xigta: Qalabka wax lagu dabto.
Qeexid Kale: ld jillaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Kalluun dabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jallaad1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld jallaad2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: ld jallaaf.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -atay, -adatay
Qeexid: ld jallado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-yo, m.dh) Dad, lo' aan reerkeedii la joogin haya; bulsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -aatay, -aadatay
Qeexid: ld jallaado.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld jillaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Kalluun dabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld jallaafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jalladasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -dmay, -dantay
Qeexid: ld jalla dan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: ld jalladan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]