Qeexid

ld jallaaf.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jillaaf oo kali ah:
  • Marka dib loo milicsado taariikhaha dhow, illaa iyo markii ay xornimada qaadatay Soomaalidu, sanadkii 1960kii, ayna midoobeen labadii gobol ee Waqooyiga iyo koofurtu, waxaa lagu hayay jillaafooyin ka imaanayay dowladaha gobolka iyo quwado kale oo waaweyn.