Qeexid Xigta

ld jil1 (5).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jilid oo kali ah:
  • Hibooyinka dadka aadmiga ah waxa ka mid ah jilidda iyo canjilaadda.
  • Fan-masraxeedka waxa ku kulma dhamaanba jaadadka kala gedisan ee fanka sida fanka jilida, fanka ereyga (Suugaanta) iyo fanka muuqaalka waa midka keliya ee awoodda u leh inuu hal shaqo oo ruwaayad ah ku wada kulmiyo intaas oo jaad faneed oo iskaashanaya.