Qeexid

"Wax aan adkayn noqosho."

Qeexid Xigta

Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhimay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jilic oo kali ah:
  • Fiiro gaar ah: Astaamaha aynu soo sheegnay qaar waa kuwa adag qaarna waa kuwa jilicsan.
  • Noocyo ka mid ah dhuxusha, sida Dhuxusha Jilicsan waxaa loo isticmaalaa in lagu shito Badeecada ama Shiishada.