Qeexid
Fariisinta hal, in rati abaahiyo loo faariisiyo.
Qeexid Xigta
Nasasho yar oo lagu daalgooyo.
Fariisinta hal, in rati abaahiyo loo faariisiyo.
Nasasho yar oo lagu daalgooyo.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Hab loo ugaarsado kalluun-ka.
Qeexid Xigta: Qalabka wax lagu dabto.
Qeexid Kale: ld jillaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Kalluun dabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhul yar, bannaan oo degaan ku habboon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan.
Qeexid Xigta: Buur yar.
Qeexid Kale: (- byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay. 4. (-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin. 5. J. u dhig: qof ama wax iska daaficid. 6. Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hab geela xarig bowdada iyo cududda la isaga xiro si uusan u baxsan ama meel fog u aadin.
Qeexid Xigta: Duco loo akhriyo xoolo ama carruur dhuntay, si aysan meel fog u aadin.
Qeexid Kale: Hanti la siiyo cid hawl loo dirsaday. 4. Xoolo in caano laga maalo awgood guriga loogu ilaaliyo. 5. ld jilibixirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Kalluun dabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xoolo ama carruur dhuntay si aysan u fogaan duco u akhrin. 2 . Geel si uusan u baxsan dhudhunka iyo cududda isaga xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld jillaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (riw.) Qof metela ruwaayadaha, filimada iwm. ld jile.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: U j.: cadaw si adag u caabbiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax aan adkayn noqosho.
Qeexid Xigta: Nafley wax awood-diisa iyo xooggiisu isdhimay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jil1 (5).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-lfo, m.l) Qolofta sare ee geedaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jillaabasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jillaab1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Caabbinta cadaw si adag la isga caabbiyo.
Qeexid Xigta: ld jilibdhigid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: U j.: arrin si deggan uga baaraanndegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jilibixir1 (5).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Geel wax dhudhunka la isga xirey ahaansho.
Qeexid Xigta: Xoolo iyo ilmo dhumay wax duco loo akhriyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (bot.) Geed nagaarka ka mid ah oo aan qodax lahayn oo geelu daaqo, weelasha caanahana lagu deebiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]