Qeexid

"Adkaan la'aan; fudayd; debec."

Qeexid Xigta

Karti iyo awood-darro cid ka muuqata.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jileec oo kali ah:
  • Fall ayaa sheegay hadii shirkaasi la qabto xal laga gaari karo dhibaatooyinka cakiran ee iminka taaga, isla markaana Dowlada ay mar walba jil jileec muujiso.
  • Cumar (rc) aad iyo aad ayuu ugu farxay arrinkaas, wuxuuna u jileecay maxaabiistii la socotay isagoo ku yiri "Waxaa waajib ku ah qof kasta oo Muslim ah inuu dhunkado madaxa Cabdullaahi Binu Xudaafa, annigaana bilaabaya.