Qeexid

"(-yo, m.dh) Dheri jajabay jabkiis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jilay oo kali ah:
  • Shirkadda Mubaarak, waa shirkad ballaaran oo dhista guryo casri ah oo isugujira kuwo ganacsi, kuwo deegaan iyo kuwo raaxo, waxay kaloo shirkadu dhistaa garoomada diyaaradaha,waxay kaloo samaysaa muraayadaha, jilayga iyo bulikeeto rasmi ah.
  • Fannaaniinta iyo Jilayaasha kale ee ka qayb-qaatay Riwaayadaha Abwaan Sangub, waxaa ka mid ah; Maxamed Mooge, Dhegjar, Huryo, (dhammaantood Alle ha’u naxariistee), Sahra Axmed, Cabdi-dhuux, Meecaad Miigane iyo Saado Cali Warsame.