Qeexid

"(riw.) Qof metela ruwaayadaha, filimada iwm. ld jile."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jilaa oo kali ah:
  • Kaluumeysatada reer Muqdisho ee ka jilaabata xeebaha fog ayaa waxay sheegeen in cabsi darteed ay uga soo carareen xeebaha, markii ay u adkeysan waayeen guuxa diyaarado aysan arag oo gaaf wareegaya xeebaha.
  • Markaanu ogaanay in marka jilaalkii ay biyo la’aani ku dhacdo aanay cidna gurmad ka helin.