Qeexid

"Qolka cunnada lagu kariyo."

Qeexid Xigta

Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiko oo kali ah:
  • Gobolkan oo leh deegaano cajaa'ib ah oo juquraafi ahaan, macdan iyo deegaan ahaanba Soomaalidu ku taqaan, Tusaale ahaan Dhagaxa gibsonka loo yaqaano ee Ceelbuur oo Soomaaliya iyo carabaha oo dhan laga isticmaalo oo laga sameeyo dabqaadyada, bujikooyinka.
  • “Iyo caqligaagaba,” ayay Suuban ku waanisay, “annagu sidaan marna jiko ugu jirnay, marna caloosha ilmo ugu sidnay, marna ilmaha u korinaynay ayaa cimrigii naga dhamaaday.