Qeexid
Murmidda xaqiiq jirta laga murmo.
Qeexid Xigta
ld jikaartamid.
Murmidda xaqiiq jirta laga murmo.
ld jikaartamid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Xaqiiq jirta ka murmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jikaartan1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad.
Qeexid Xigta: (-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xaqiiq jirta ka murmid.
Qeexid Xigta: Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jikaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Is habaarramid (laba qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) La a.:cid, cid kale oo muran wadda asaraar kalahortagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Asaraar dhexmara laba qofama ka badan.
Qeexid Xigta: ld asaartamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-ammo/-anno, m.dh) (baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qaadashada muddo dheer ay qaadato arrin wax ka qabashadeed
Qeexid Xigta: Raad ka uu reebo wax meel lagu jiidey.
Qeexid Kale: ld jiitamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Arrin wax ka qabashadeed muddo dheer qaadasho.
Qeexid Xigta: Wax meel lagu jiidey raad ku reebid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaylo iyo wax burburin ay sameeyaan nafleyda qaar marka ay xanaaqaan. ld cartamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Ur aad u udgoon wax ka soo urid.
Qeexid Xigta: ld car 2. Xanaag dartii, qaylo iyo wax burburin samayn.
Qeexid Kale: Karkarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld bartame.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Baratan.
Qeexid Xigta: T.ka suugaanta; t.ka gabayada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) La t.: cid, cid kale la baratamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]