Qeexid
Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad.
Qeexid Xigta
(-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
Muran lagu diido xaqiiqo jirta; asaraar; canaad.
(-rro, m.dh) Baratan huuriyo lagu tartamo.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xaqiiq jirta ka murmid.
Qeexid Xigta: Ku j.: Qof inuu wax sameeyo ku khasbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jikaar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Murmidda xaqiiq jirta laga murmo.
Qeexid Xigta: ld jikaartamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Xaqiiq jirta ka murmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld jikaartan1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jasaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) (xis.) Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xanuun laxow badan dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Sariir yar oo maqaar lo'aad iyo qoryo ka samaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato.
Qeexid Xigta: Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto.
Qeexid Kale: ld kaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dad guryo isu dhaw deggan.
Qeexid Xigta: ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro.
Qeexid Kale: Haruub; bire.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qolka cunnada lagu kariyo.
Qeexid Xigta: Dumarka ka tirsan gaboo-leyda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka j.: arrin ama hawl ka gun gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jibaggaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]