Qeexid

"Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiiro oo kali ah:
  • Dagaalka oo maanta ku bilowday madafiic xoogan oo ay isweydarsanayan dhinacyada dagaalamaya ayaa ka socda deegaanada markii hore uu ka bilowday sida Jiiro-Garoob, Towfiq, Jamhuuriya, Hotel Ramadan iyo xaafado kale oo ka tirsan degmada Yaaqshiid.
  • Labada ciidan ayaa ku dagaalamaya deegaanada Baar Ayaan,Hotel Towfiiw, Jiiro Garoob iyo deegaano hoos yimaada degmada Yaaqshiid ee goabalka Banaadir.