Qeexid
Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.
Dareen raxmad leh oo qof ku dhasha marka uu arko qof dhibaateysan.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -nixi) U j.: dareen raxmad leh cid u hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jiirnax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld jiirnax2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Colaad iyo karaahsi cid u qabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nacayb iyo karaahiyo cid loo qabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Meel sare oo ciriiri ah oo fuuliddeedu dhib tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hilibka intiisa aan baruurta lahayn.
Qeexid Xigta: (-rar, m.l) Naasley yar, dabo dhuuban iyo lugo yaryar leh, miro cun ah oo badanaa ku nool meelaha qashinka leh; doolli.
Qeexid Kale: Midab madow ama guduud ah oo baro cad-cadi ku dhafan-yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel xoog ku marid.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale xoog dusha uga marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Si wax caloosha ku jira (saxro ama muluq) la isaga saaro muruqyada caloosha adkayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jiirnac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jiirnax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhul goof noqday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bisaliim, biish-bisaliim, saliim bibiish.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: jiirgo'1 m.l ld jiiraggo'1.
Qeexid: jiirgo'2 f.mg1 (-'ay, -'day) ld jiiraggo'2.
Qeexid: jiirgo'id m.dh ld jiiraggo'id.
m.f.dh
Qeexid: eeg jiir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax meel ciriiri ah xoog ku marin.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale xoog ku dul marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Dad guryohoodu isu dhawyihiin; deris; ollog. ld jaaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: jiiraggo'id m.f.dh eeg jiiraggo'2. ld jiirgo'id.