Qeexid

"(-nno, m.dh) Dad guryohoodu isu dhawyihiin; deris; ollog. ld jaaraan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiiraan oo kali ah:
  • Degmooyinka la ansixiyey waxay yihiin: Xarfo oo ka tirsan Gobolka Mudug, Godobjiiraan oo ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Kalabayr oo ka tirsan Gobolka Sool.
  • Sucuudigu waxay sheegeen inay si weyn uga taxadareen sanadkaan xajka, isla markaana ay hagaajiyeen wadooyinkii ciriiriga ahaa ee sababi jiray inay dadku is-jiiraan.