Qeexid

"Hilibka intiisa aan baruurta lahayn."

Qeexid Kale

Midab madow ama guduud ah oo baro cad-cadi ku dhafan-yihiin.

Qeexid Xigta

(-rar, m.l) Naasley yar, dabo dhuuban iyo lugo yaryar leh, miro cun ah oo badanaa ku nool meelaha qashinka leh; doolli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiir oo kali ah:
  • Saa jiirkii ayaa ka shiray tacaddiga bisadda.
  • Siraad Madaxweyne Daahir Rayaale waa awr gurgurshaa ah oo maatida lagu rarto ee ma wuxuu kuula ekaaday maroodi jiir dhalay.