Qeexid

"(-do, m.l) Bir qiro yar oo guryaha dusha laga saaro; tarniig."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiingad oo kali ah:
  • Waa in aad tiro koob guud ku samaysanaa shanta degmo ee magaalada Hargeysa, dhismayaasha dhagaxa ah iyo wixii jiingado ahba si aad u ogaataan oo ay idiinku fududaato cashuuraha guristoodu.
  • Askarta gadoodka sameeyay ayaa gabi ahaan qaatay wixii saldhiggaas yaallay oo ay ka mid ahaayeen teendhooyin, hub, jiingado iyo alwaaxyo ka dhisnaa halkaas, iyadoo dadka deeganka ay qayb ka qaateen wixii laga qaatay saldhiggaas.