Qeexid

"Afarta xilli mid ka mid ah, oo u dhexeeya dayrta iyo gu'ga; diraac."

Qeexid Xigta

Xilli kastoo aan roob iyo barwaaqo lahayn (siiba diraacda iyo xagaaga).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiilaal oo kali ah:
  • “Iliilaha Jabuutaan lahaa aad yar sii mariye Addis Ababa gee baan lahaa adhaxda jiilaale Enefdhii (NFD) ha daaqdaan lahaa kaynta ayda ahe Immikana aroor gocondhalay awr la mirataaye!”
  • Jiilaal dheeraaday oo dad iyo duunyoba itaal beeleen, hillaac onkod iyo gufaaco roobaad iyo guyaad horseed u ah ayey ahaayeen.