Qeexid

Nooc maansada ka mid ah oo badanaa lagu tiriyo qasaa'idka diinta, gabayadana ka miro yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiifto oo kali ah:
  • Kulligood maansada hadday ahaan lahayd gabay, guurow, jiifto, geeraar, shirib, wiglo, hirwo, dhaanto, buraanbur iyo heello.
  • Wuxuu sii kala dhigdhigay qaybaha maansada oo kala ah: gabay, guuroow, shirib, jiifto, geeraar, buraanbur, wiglo, hirwo, dhaanto, heeso isagoo qayb walba mariyey mudnaanteeda iyo maamuuskeeda.