Qeexid

"(-aayo, m.dh) Dugaagga yaryar nooc ka mid ah, dhurwaaga ka yar oo ariga laaya; guduudane."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiifaa oo kali ah:
  • "Dhamaan qolalka Isbitaalka waa buuxsameen, waxayna dhaawacyada qaakood jiifaan banaanka Isbitaalka, intooda badan waa rayid ku waxyeeloobay dagaalada u dhexeeya dowlada iyo kooxaha diidan" ayuu yiri Dhaqtar ka mid ah kuwa ka howlgala Isbitaalka.
  • Roobkan oo ahaa markii hore roob dhagxaan iyo dhibco-waaweyn leh ayaa durbadiiba biyo geliyey dhammaan wadooyinka waaweyn eee Magaaladda Garowe taas oo tan iyo maanta ay jiifaan biyihii roobkaasi ka tagay.