Qeexid

"Bir ama xarig laba wax layskula xiro si ay isu jiidaan."

Qeexid Xigta

Foolasha yaryar ee hoose oo xaya-waanka.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiide oo kali ah:
  • Website-ka Idaacada ayaa maalmihii la soo dhaafey soo gudbiyey sawiro la xiriira Askartii Ethiopia ee dhulka lagu jiidey halka ay sawiro kale ka soo qadeen dad la sheegey in ciidamada howlgalada ka wada Muqdisho laayeen.
  • Waa hore ayuu dalka inqilaab ku qabsaday, markaasu inta doorashooyin sameeyey isaga degey; taasi waxay u soo jiidey jecayl iyo xurmo iyo abaal ay dadku u qaadaan, oo u sahashay in markii dambe si demuqraadi ah isla isagii loo soo doorto.