Qeexid

"Wax la jiidey noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiidan oo kali ah:
  • Cabdi Dirir Cabdi, ayaa ka hadlay muddada waddanka Somaliland soo jiidan karo maalgashiyo caalami ah, isla markaana shirkadaha ajaanibka ah ku soo dhiirran doonaan suuqa xorta ah ee dalka.
  • Biixi hadaladii kaftanka ahaa ee uu markii hore gabadhaa oo magaceeda la odhan jiray tan iyo maalintii uu badheedhaha guurka u dhiibay wuu bedelay, wuxuuna isticmaalay weedho beerlaxowsigu ku badan yahay oo uu gabadha ku soo jiidanayo.