Qeexid

"eeg jiibi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiibin oo kali ah:
  • “Bulshadii Fanka iyo bahdii aan jeclaa, Hargeysaan “Burciyo Gebilay, Buuhoodle, Sanaag, dalkii aan Beydadkaas ayaa ka mid ahaa heesta ay ku luuqaynaysay oo ay asxaabteeda Fanaaniinta ahina la jiibinayeen.
  • Saacado aanan yarayn, oo laga shakiyi karayo, ayay Odayga iyo Habartu is ag-fadhiyi jireen, hadalkana isu-jiibin jireen.