Qeexid

"Hoorinta iyo isla qaadidda heesaha cayaaraha."

Qeexid Xigta

Cayaar gaar ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiib oo kali ah:
  • Sidaas ayay ku amba-baxeen qoysaskii inanta guursaday iyo Luul oo noqotay xaaska Najiib Cali Madhaafaan.
  • Najiib oo keligii isla hadlaya ayaa yidhi; “Allaylehe wixii ay doonto ha ku dambaysee, sidani waa nolol, sidii horena waa nolol la’aan.”