Qeexid

(-yayaal, m.l/dh) Aalad muujisa jahooyinka; diirad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiheeye oo kali ah:
  • Markabka oo ku socday dalka Malaysiya ayaa culeyskiisu waxa uu ahaa 104,255, waxa uuna kasoo shiraacday dalka Suudaan, waxaana kooxaha afduubay ay u soo jiheeyeen dhanka xeebaha Soomaaliya.
  • O'Kennedy ayaa sheegay in kooxaha burcadbadeeddu ay markabku u jiheeyeen dhanka Soomaaliya, uuna ka mid noqonayo maraakiibta iyo badmaaxiinta lagu haysto xeebta dalka Soomaaliya.